Shaqooyin xukuumada ka banana
Shaqooyin xukuumada ka banana/
Keene iyo kordhiye.
Keene. Waaryaa kordhiye saaxiib waxa la yidhi shaqooyin
Fara badan ayaa xukuumadda ka banana laa kiin shuruudo
Ku xidhan.
Kordhiye.markaa saaxiib waxaad doonaysaa inaan shuraadaa
Kuu sheego saw maaha waxaan fila yaa jawaabtaadu waa haa
Hadaba saaxiib ta ugu horaysaa
1= waa inaad doqon tahay
2=markaad hadlayso haw bato magaca madaxweynaha
3= gar iyo gardaraba waa inaad xukuumada difaacdo
4=haddii qof beeshiina ka midi dhaliilo xukuumada markiiba
Waa inaad ujawaab to weliba si kulul
5=waa inaanad caqligaaga isticmaalin ee aad ka
6= waa inaad tuug tahay tuugtana aanad sheegin
Madaxweynaha isticmaashaa
Iyo qaar kaloo badan.
Guuleed liibaanย ย snm1710@live com