DENMARK: Will Yar Oo Agoona Ahna Denish/Somali Oo La Keenay Suuriya

Wiil yar 11 bilood jir ah ayaa  la keenay wadanka Denmark ayaa la sheegey in  hooyadii ay ka soo jeedo Soomaaliya  kana tagtey wadanka Denmark  isla markaasina  labadiisii waalidba lagu dilley dagaalkii lala galley Daacish ama IS ee ka dhacay dalka Suuriya.

 

Waxaana wiilkaas yar hada laga soo qaadey oo lagu hayey xaro qaxooti lagu magacaabo Al-Hol kuna taal qeybta kurdiyiinta ee dalka Suuriya.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker