Ma Qasaba in Xubnaha Gudida Doorashadu Ay Noqdaan Dhexdhexaad?

Xubnaha gudida doorashada waxa soo magacaaba xisbiyada, madaxwynaha iyo guurtida. Cidda qudha ee laga filan karo in ay cid dhexdhexaad ah soo xulaan waa guurtida haseyeeshee xisbi waliba waxa uu soo xulanayaa cid uu isagu ku kalsoon yahay oo xisbiga danihiisa ilaalisa xilliga doorashada. Sidoo kale madaxwenuhu wuxuu soo magacaabyaa cid uu ku kalsoon yahay. Caqli maaha in cidina cid kale u yeedhiso cidda ay keenayaan. Toddoba xubnood ayaa wada shaqaynaya oo is wada ilaalinaya mid waliba danaha xisbiga uu ka soo jeedo ayuu ilaalinyaa.

Haddii la doonayo cid dhexdhexaad ah waa in arrimahan ay dhan buuxiyaan:
Qof aan xisbi ka tirsanayn oo aan weligiin codayn
Qof aanay isku beel ahayn madaxda xisbiyada iyo madaxweynah
Qof diinta ku wanaagsan.
Qof aan xidhhiidh saaxiibtinimo la lahayn dadka tartamaya.

Wa billahi tawfiiq

Dr. Aden Ismail
Canada
Adismail52@yahoo.ca

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker