Tacsi: Marxuum Sareeye Gaas Cabdillahi Fadal Iimaan
Innaa lilaahi wa innaa ilaayhi raajicuun.
Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa ehelada, qaraabada , asxaabta iyo dhamman shacbiga Somaliland gaar ahaan na ciidanka booliska Jamuuhiriyada Somaliland geerida naxdinta leh ee ku timid Marxuum Sareeye Gaas Cabdillahi Fadal Iimaan oo ku geeriyooday isbitaalka guud ee magaaladda Hargeysa.
Waxaan ilaahay uu weydiinaynaa in uu su’aasha u fududeeyo, jannatul firdwasana ka waraabiyo, dhamman ehlkiisa , qaranka Somaliland na samir iyo iimaan saadiq ah ha inaga wada siiyo.
Aamiin ……..Aamiin………Aamiin.
Gudoomiyaha Xisbiga Waddani laantisa dalka Holland:
Mudane : Xiis Maxamed Cige
Hiis66@hotmail.com
Tel.: 0031634345980