Waa maxay Sababta Aqoonyahaka iyo waxa gardaka degga Hargiesa ayy uu dooneyaan in hargiesi yeelato labba mayor ama laba duqq W/Q NIMCAAN CADAANI Q/1aad

Xulashada xildhibaan ku metalaa ama ka marag kacca baahida rassmiga ah ee dadkii soo dooratay waay addagaty in la hello wakhigan la joogo, waayo waxa guud ahaan somaliland ka qabsoomay doorashooyin isku xig xigay oo lagu doortay masuuliyiin isga danbeeyay mansabyada siyaasda ee dalka.hadday tahay dawladah dhexe golah sharci dejinta iyo kuwa dawladah hoose ee dalka.
Waxa ugu danbeysay doorashadii goleha deeganka ee caasmida Hargiesa taas oo lagu dooratay kudhawaad shan iyo labaatan xildhiban taaso ku beeganayda sandkii 2012, isla markaan ku dannbaysay ‘’hall bacaad lagu lisay ama ka darro dibb dhall ‘’
Haddab dulucda qoraalakaygan koban waxa weeye sidda caasimadd somaliland ee hargies uga qattantahay ama aaney helin waxqabdkii xildhibandii ayy dadku soo doorteen waxaan odhan karnaa ma lehha hargiesi bilcidii caasimadah assageed ah ama filkeed ah.

Waxaan odhan karaan caasimadu waa udub dhexaadka ama muraayda lag dheehdo gebbi ahaan bilcida qaran leeyahay taaso koobsata sawirka rasmiga ah ee ka turjummay jirtaanak ummadaas isla markaan waa madal laga dareemo degansho iyo dhaqadhaaqa horumara nooaydiisa kal duwan.
Haddab duqa caasimada maxaa waajibaad kal gudboon inuu ka qabbto caasimda ama magaalo madaxda uu masuulka ka yahay waxa jiraa arrimo dhowr ah oo aan qodobayn doono waxan kamidd ah
⦁ Dejinta qorshaha caassimda iyo horumarinta qorshahas
Waxa hubaal in shaqo walib aany ka maarmin dejinta haddafyo laga duulo oo hore loogu socdo haddab dawlda hoose ee caasimda Hargiesa ma dejistay qorshe horumarineed.
Duqa caasimda iyo xildhibanda la shaqeeya oo ah dhalinyaro aad uu da’yar waxaan odhan karanaa markaan eegano haba yaraate may dhigin qorshe lagu horumariyo caasimda.
Waayo waxad arki lahayd qorsheyaal fullay kuwo dhamaaday kuwo lagu dhex jiroo mashariicdo oo gebbo gebbo ku dhow
⦁ Dhisida wadooyin iyo biriishyo oo ah adeegyad aas aasiga ah ee dawlahdah hoose ee dunnida
Waxa iyaduna muhiim ah in la ogaado intee waddo oo muhiim ah ayaa la dhisay ama la waadda gebbi ahaan casimda somaliland ee hargies waxay leedahay lab biriish kuwaasi oo kal ah kii Gumeysigii engriisku ika tegay oo ilaa hadd aan dayctir buuxda lagu sammeyn isla markaan imka ku dhow bur bur iyo kal daadasho, ka kalen wa ki la odhan jirayy biriish ‘’ liic liic’’kuna yaalay shacab area kaas oo dawlda dhex ee waagii daahir riyaale lagu smaeeya habka iskaa waxa uu qabbso taas oo guud ahaan shacb weynah somaliland xitaa ardayda dugsiyad hoose dhex ayy ka qayyb qaateen.
Waxa hubaal ah in aany dhisin dawlda hoose ee hargies wadooyin muuqada ama aaney gebbi ahnteedba dayactirin kuwii dawladhii hose ee ka horeeyay dhiseen.
Waxa muuqata akhristow in waddada halbowlah ah ee ka timaada maddarka caalamiga ah ee cigaal international Airport aany gebbi ahaan helin waxaqabdkii ayy mudanayd hadday tahay dib uu dhis ama dhisme ha jooge ina la dayactiro waana hawal laga seexady ama ayy gabeen xildhibaandii lag soo dooratay degmoooyinka ayy dhex marto sidd degmad ahmed dhagah iyo maxmuud haybe.
Akhristow waxa meesha kamaqan hanankii maamul ee lagu soo ogaan lahaa hawlah muhiimka ah ee wadooyinka daycn si loo dhiso ama loo daryeelo waayo wadooyinku waa dariiqa horumarka waddan.
Ma qurux baddan inn Hargiesa shacbigeedu noqdaan lab qayybood oo ah kuwo ka qatan wixii ay xaqqa uu lahayeen iyo kuwo hella laban lab xaqii ayy mudanyeen. Waayo waxaad arkaeysaa xaafadah qaar ama degmooyinka qaar in horumar dhincayo baddan.
ah oo ah dhismayaal wadooyin farro baddan oo ayy mudanan lahayeen ina lag dhiso meelo aanay wadooyin ku munaasiba ah laga dhisayo deegano gaar ah.

Afeef : Qoraalkaygan kooban ee maskxdaydu curisay isla markaan aan jeclaystay inaan bulshoweyntada ugu iftiinsho xaiiqoyinka ka dahsoon ee bulshdu tebbyso waxan hubaal ah inn aanana dhaamtood qoraal ku dhamystiri karahaynin balse intii awoodayda ah waxaba kam tagi doono
La soco qayyabah danbe waa taxane qoraalo xaqiiada ku fadhiyaa.

 

Qalinkii: Nimcaan cadaani Hussein
Candidate of Master of Science in Project Management (M.S.P.M.)
Geopolitic analyst free Author

Bachelor science of public health
Cadaani123@gmail.com
Hargiesa Somaliland

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker