Daawo: Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Oo Shacabka Gobolkaasi Faray Awaamiir La Xidhiidha Corona-virus.

Daawo: Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Oo Shacabka Gobolkaasi Faray Awaamiir La   Xidhiidha Corona-virus, Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Xamse Maxamed Cabdi oo ay Wehelinayaan Saraakiisha Ciidamada Police-ka iyo Bahda Caafimaadka ayaa Siwada jira ula Hadlay Shacbi waynaha Gobolka Waxaanay ku Booriyeen inay Dhawraan Awaamiirta Lagula Dagaalamayo Xanuunka Coronavirus

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker