Qodob qudha kama yaqaan
Qodop qudha kama yaqaan
Keene iyo kordhiye
Keene . waaryaa kordhiye saaxiib qofku markuu M/WEYNE yahay
Waxa uu leeyay dhaqan gooniya oo loo hadlo oo loo istaago
Oo loo socddo oo loo qoslo oo loo qudbadeeyo ODAY BIIXI
Intaa midna dan kama laha ama garanba mayo bal ii warran.
Kordhiye. Saaxiib waa sidaa aad sheegtaye odaygu siduu udhaqmi
Jiray markuu suuqa joogay waxba is kamay bedelin waxaan filayaa
cid wax usheegtana inaanu jeclayn waxaan daawanaayay mar uu
jaamicadda camuud ka qudbadaynayay intuu labadaba dibnood
isku qabtay ayuu sare utaagay taa macnaheedu waa uraysaan weeye
markale oo uu dulmaraayay xadiidka saaraa biriijka jaamicadda
markaana wuu boodayay waxay ahayd inuu dibadda ka daawado
taasina waxay muujinaysaa fudayd ku jira.
Marka uu baxayo ama soo dego wuu dheeraynayaa waa la daba
Yaacayaa markaa saaxiib la tashi badan ayuu ubaahan yay
Iyo in khasab wax loogu sheego waayo sharaf qaran ayuu sidaa.
Guuleed liibaanย ย snm1710@livecom