Innaa Lillaahi Wa Innaa iIlayhi Raajicuun

Innaa Lillaahi Wa Innaa iIlayhi Raajicuun

انا لله وانا اليه راجعون
Gudoomiyaha Jaaliyada Somaliland ee Greater Manchester UK, Mudane Xaaji Axmed Cali Dheere isagoo ku hadlaaya magaciisa iyo ka Jaaliyada reer Somaliland ee Greater Manchester UK, wuxuu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Suldaankii Guud ee Salaadiinta Somaliland, Suldaan Maxamed Suldaan Cabdi-Qadir Suldaan Cabdi-Laahi Suldaan Diiriye, Suldaan Maxamed oo Xaqii u yimid, Jimce 12-02-2021 wuxuu Ku geeriyooday Magaalada Hargeysa ee Caasimada Jamhuuriyada Somaliland, waxaanu illaahay uga baryeynaa inuu Naxariistii Jano Illaahay Ka waraabiyo, oo Illaahay Qoyskiisii, Ubadkiisii, Ehelkiisii, Salaadiinta Somaliland, Salaadiinta Soomaaliyeed Iyo Dhamaan Qaranka Jamhuuriyada Somaliland in uu Illaahay Samir iyo Iimaan Ka Wada siiyo, Aamiin.
Inna Lillaahi Wa Inna iIlayhi Raajicuun.
Fuad Fartaag
Afhayeenka Jaaliyada Somaliland ee Greater Manchester UK.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker