“Ardayda meel la isuguma keeni karo , qofkii sharciga jabiyana tallaabaa laga qaadayaa”

“Ardayda meel la isuguma keenayo dhakhtarrada oo fasaxa mooyaane, dadka meel laguma ururinayo dhakhtarrada oo fasaxa mooyaane, qofkii sidaas sameeyaana waxa uu lamid yahay ka qaadka la joojiyey keena oo kale ee sharciga jabiyey, qofkii sharciga jabiyana tallaabaa laga qaadayaa.”Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Muuse Biixi Cabdi

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker