Dad badan oo kuleyl dartii ugu dhintay dalalka Yurub

Hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO ayaa sheegtay in in ka badan boqol- todobaatan iyo shan-kun oo qof ay sannad walba u dhintaan kulaylka daran ee Yurub.

Waxay sheegtay in dhimashada kulaylka la xiriirta ee gobolka ay korortay boqolkiiba soddon labaatankii sano ee la soo dhaafay.

WHO ayaa ka digtay in dad badan ay u dhintaan kulaylka sanadaha soo socda.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker