Xilshibaanada Golaha Guurtida JSL Oo Maanta Ka Dooday Ajandaha Kalfadhiga 70aad

Golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta  fadhi ku yeeshay xaruntiisa magaalada Hargeysa ayaa isugu yimid  Ajandaha kalfadhiga 70aad ee golaha guurtida JSL.

 

Waxaana shir gudoominaye gudoomiyha guurtida somaliland Saleebaan maxamuud aadan waxaana maanra xildhibaanada ka doodeen ajandaha kalfadhiga 70aad ee golaha guurida somaliland, halkan hoose ka daawo warkaas oo dhan.

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker