Waar Yaadhaheen Maxaa Jira
Waar yaadhaheen maxaajira
Keene iyo kordhiye
Keene . Waaryaa kordhiye saaxiib saaxiib waxa la yidhi
Wada hadalkii s/laan iyo soomaaliya ee nayroobi waxa ka baxday
Soomaaliyaย ย bal ii warran saaxiib
Kordhiye . saaxiib mayaanay s / laan ogayn in madaxda soomaaliya
Aanay iman karayn nayroobi sideebaa looga dhaadhici yay
Inay ku shiri karayaan nayroobi saaxiib wax kalaa jira oo qarsoon
Laakiin iskusoo wada duuboo s/laan feedeexad baa arintaasi
U geysatay .
Saaxiib askartu markay dagaal dheer soo maraan meelbaa la fadh-
Iisiyaa wax xilana looma dhiibo innakuna waxaynu ka dhignay
Madaxweyne iyo wasiir daakhili
Markaa ALLAย ย HAYNOO SAHLO.
GUULEED LIIBANย ย SNM 1710@LIVECOM