DAAWO Dhalinyaro Mucjiso ah oo Hargeysa ka soo Baxay iyo Wacdaraha Ciyaar Cajiib ah oo ay soo bandhigeen
DAAWO Dhalinyaro Mucjiso ah oo Hargeysa ka soo Baxay iyo Wacdaraha Ciyaar Cajiib ah oo ay soo bandhigeen, Dhalinyaradani waxa ay wacdaro ka muujiyeen bandhig-faneed uu xalay magaalada Hargeysa ku qabtay Fannaanka Caanka ah ee Maxamed Siciid BK.
https://www.youtube.com/watch?v=iRilrAatpE8