Maxaad kala Socotaa Jeneraalka Guud ee Ciidamda Qaranka Ethiopia ee Raiisul Wasaare Abbiy Magacaabay

Ra’iisul Wasaare Dr Abi Axmed maanta si rasmi ah ugu magacaabay Jeneral Adem Maxamed oo ka soo jeeda Qoomiyada OROMO in uu ahaado Taliyaha guud ee Ciidana Difaaca Qaranka Ethiopia.

Taliyahan cusub ayaa waxa uu hore u ahaan jiray Agaasimaha Guud ee Hayada Sirdoonka iyo Amiga Qaranka Ethiopia ee Magaceeda loo soo gaabiyo NISS

Sidoo kale, RaysalWasaare Abiy ayaa saraakiisha kala ah Mola Hailemariam iyo Demelash Gebremichael u kala magacaabay xilalka kala ah Taliyaha Ciidanka Lugta ee Ethiopia iyo Agaasimaha Guud ee hayada sirdoonka Qaranka ee NISS, siday u kala horreeyaan.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker