Madaxweyne Kuxigeenka Puntland Oo Ka Laabtay Dacwad Uu Ka Gudbiyay Gaas.
Garoowe-(OWN)-Madaxweyne kuxigeenka Puntland C/xakiin C/llaahi Cumar Camey ayaa ka laabtay dacwad uu ku soo oogay Madaxweyne Gaas, kaddib khilaaf ka dhashay Guddiga xalinta Khilaafaadka iyo ansixinta Golaha Wakiilada.
Qoraal uu u diray Maxkamadda Sare ee Puntland ayuu ku shaaciyay inuu ka laabtay dacwadaas.
Halkan Hoose ka akhriso:-