Beesha Jareer Weyn Oo leh Qabyaalada Ha La Iska Daayo…….Somaliland ?!
** Madaxweynha iyo dadka hoos ku xusani waa hal qabiil waa isku jifo hoose waa qabyaaladii oo Lazio Black Tuxedo Suit ama suudh qurux badan losoo xidhay hadaad ka hadashidna waxaad tahay hadhaagii Maxamed Siyaad ( AHUN) iyo Qaran dumis qabiilka soo jireenka ah ee beesha jareer wayn oo gabadha Marwo Fartuun Balbalaarka ay hogaminayso ayaa maanta video soo dhigay ay leeyihiin waar dadka kontaynarada lagu hayo dalkii Somaliya lasyku odhan jiray meel walba halaga daayo qabyaaladan la waraabinayo warkaasi anaka waanagu socdaa ee Duqa Xaaji Muuse ah oo ka sameeyey mustanqac al qabali Tribalism valley magaaladii Hargeysa iyo akabaabigeeda ayaa ku jira dadka ugu horeeya ee loo gudbinayo fariinta kal iyo laab ah ee shacab weynaha Somaliyeed ubuxisii dirayaan ……. Waxaa ugu daran Sodoh xishood la yidhi, Sheekh ALLAH ka cabso la yidhi iyo qof oday ah oo la yidhi reerka sidaa ka daa. ……. Intaba waxa ka daran Madaxweyne la yidhi dadka iyo dalka u tudh oo qabyaalada iska daa.
1.Wasiirka Maaliyadda
2.Wasirka Bosaha, Isgadhsiinta & Teknolojiyad
3.Wasiirka Warfaafinta Iyo Dhaqanka
4. Wasiirka Gaadiidka&Hormarinta Wadooyinka
5. Wasiir Ku Xigeenka A/Gudaha Iyo Amniga
6. Hanti Dhawraha Guud Ee Qaranka
7. Mareeyaha Hawada Iyo Madaarada
8. Mareyaha Kahortaga Abaraha & K/Rashinka
9. Gudoomiyaha Gobalka Gabiley
10. Gudoomiyaha Gobalka Salal
11. Gudoomiyaha Gobalka Saraar
12. Gud Ku Xigeenka Gobalka Maroodijeex
13. Safiir Ku Xigeenka Ethiopia
14. Aggasimaha Guud Ee Madaxtooyada
15. Aggasimaha Guud Ee Caafimadka
16. Aggasimaha Guud Ee Maaliyada
17. Aggasimaha Guud Maalgashiga
18. Agasimaha Guud E Shaqada & A/Bulshada
19. Aggasimaha Guud Ee Qorshaynta Qaranka
20. Agaasimaha Guud Ee Waxbarashada
21. Agaasimaha Guud Ee Bangiga Dhexe
22. Agaasimaha Guud Ee Gaadiidka/Q Liisank
23. Agasimaha Gud E Mihnahada Cafimadka
24. 20.Gud Ku Xigeenka Haayada Tayada
25. Guddoomiyaha Maxkamadda Sare
26. La Taliyaha Madaxweynaha Ee Amniga
27. La Taliyaha Madaxweynaha Ee Sharciga
28. La Taliyaha Madaxweynaha E Dhaqaalah
29. La Taliyaha Madaxweynaha Ee Somalia
30. Guddomiye Kuxigeenka Maxkamada Sare
31. Maayarka Caasimadda Hargeisa
32. Taliyaha Guud Ee Ciidamada Qaranka
33. Taliye Ku Xigeenka Booliska Somaliland
34. Taliyaha Ciidanka Dabdamiska Qaranka
35. Taliye Ku Xigeenka Sirdoonka Qaranka
36. Ku Xigeenka Xeer Ilaaliyaha Guud
37. Safiirka Somaliland Ee Imaaraadka
38. Chief Of Staff Ka Xafiiska Madaxweynaha
39. Gudoomiyaha Mihnadlayasha Cafimadka
40. Garyaqaanka Guud Ee Qaranka
41. Ku Xigeenka Xisaabiyaha Guue Ee Qaranka
42. Safiirka Djibouti
43. Safiirka Sweden
44. Maarreeyaha Dekadda Berbera
45. Maarreeye Ku Xiggeenka Hay’adda Tayada
46. Komishanka Qabdaraasyada Qaran Ka (2 Xubnood)
47. Konishabka Maamul Wanaagga (3 Xubnood)
48. Komishanka Aids-Ka (4 Xubnood)
49. Komishanka Tacliinta Sare.
50. Maarreeyaha Wakaaladda Biyaha Hargaysa.
51. Maarreeyaha Cusbitaalka Guud Ee Hargaysa
52. Guddoomiye Xiggeenka Gob. Gebiley
54. Guddoomiye Xiggeenka Gob. Saaxil
55. Maarreeyaha Dawan
56. Maarreeyaha Radio Hargaysa
57. Maarreeyaha Mashruuca Pfm.
58. Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Horumarinta Maal-Gashiga
59. Taliyaha Ciidamada RRU.
Waxaanu aad uga xunahay in video-ga ayna ka hadlin cid Gabooye ah…….. Ciroolaha Gabooye ee dibinta ruugaya Somaliland Rabow dartood hanoo cadaabin….. Waar kuwa Guryasamo Togdheer fadhiya haloo gurmado bal kol dhir loo geeyo ay meesha ka beraan.
https://youtu.be/6EI3vvc5_jo