Tacsi: marxuum Axmed Saciid Bootaan

Waxaan halkan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaa qoyskii, ehelkii, qaraabadii iyo asxaabtii uu ka baxay marxuum Axmed Saciid Bootaan oo dhowaan ku geeriyooday shil gaadhi waxaana aan marxuumka Illaahay uga baryayaa inuu naxariistiisaย  ku galadaysto dhamaan dadkuu ka tagayna ka sabir siiyo.
Aaaaaamiiiiin
C/razaaq Xiis

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker