Xul iyo Xigmado Kooban oo Ku saabsan Bulshada. W/Q:Abdirashiid Awmuse Aadan

        
      • Hantigaaga iyo maalkaaga ha noqo mid isagu leh, Balse yay Noqon mid ay iygul eeyihiin.
      • Illintu (ilmadu) in dhaha si iskumida ayay ugatimaadaa Qalbigase siyaabo kaladuwan ayay ugatimaadaa.!
      • Hantidaada Aqoon iyo cilmi kuma kasban kartid balse, Aqoontaada iyo cilmigaaga Hanti waad kukasban kartaa.
      • Ku dadaal in waxaad sheegayso oo dhan aad runtaka shgeegto ,balse waxaad maqasho oodhan run ha u wada qaadan.
      •  Xil gudashada wanaagsani waxay  yaraysaa Xil doonashada badan.
      • Waxaad sheegayso in la qaato waxaa ka horaysa in lafahmo laguna qanco.
      • Ucudurdaar qofka qaldama Balse qaladkaa uugalay u cadee qaladnimadiisa.
      • Kursi xileedka Qofna ma hubo inuu kufadhiisan doono, Balse wuxuu Hubaa inuu katagi doono wakhti ay ahaataba.
      •  Saadaashu waa wax ugaara Qalbiga, oo aanay indhihu la qabin.
      • Been markhaatigeeda koowaad  waa qofka sheegay.
      • Mabda’a iyo siyaasadda aad teegaarsantahay ,hadaanad fahamsanayn, si xorahna aanad uguqancin waxaadl uminaysaa xoriyadaadii shaqsiyadeed.
      • Waajibaadka kusaaran oodhan waa  inaad mid kasta iyo wakhtigiisa gaar u qabataa ama ugudataa.
      • Cilmikasta oo maadi ah oo dadku gaadhay jahlibaa dhalay isagaanuu udhintaa.       la so Inshalah 
    • .rashaad0055@hotmail.com (063-4475540)

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker