“Somaliland Cadawgeeda Kowaad Ee Dunidu Waa Soomaaliya..” Sucuudiga Iyo Imaaraadka Carabta Ictiraafaya Somaliland

Xildhibaan Axmed Maxamed oo kamid ah golaha wakiillada Somaliland ayaa wareysi uu siiyay Warbaahinta Goobjoog ee fadhigeedu yahay Muqdisho ayaa waxa uu sheegay Wadamada Khaliijka oo ay u horreeyaan Sacuudiga iyo Imaaraadka ay ku guda jiraan qorsheyaal ay ku aqoonsanayaan Somaliland.

“Arrintaas waxa ay nooga dhigan tahay Ictiraaf, waana heli doonnaa, waxaan leenahay walaalahayo Soomaaliyana ha tuso in aynu nahay laba dal oo walaalo ah” ayuu yidhi xildhibaanka.

Dhanka kale, xildhibaan Axmed Maxamed oo kamid ah baarlamaanka Somaliland oo sheegay in dhowaan ay sugayaan aqoonsiga guud, wuxuuna ka dhawaajiyay qorshe ay wadaan wadamada Khaliijka, Halkan hoose ka DAAWO

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker