Dhegayso: Shirkadda Diyaaradaha ee Ethiopian Airlines oo Duulimaadyo cusub ka bilawday Maamul Goboleedka Puntland
Shirkadda diyaaradaha ee Ethiopian Airlines ayaa maanta bilowday duulimaadyo toos ah oo ay ku aadayso magaalooyinka Garoowe iyo Boosaaso ee Puntland.
Duulimaadyadan ayay diyaaraddu ku tegi doontaa Puntland saddex maalmood toddobaadkii. warkaas oo faahfaasan ka dhegayso halkan hoose ka dhagayso