Daawo:- Raysal-Wasaaraha Soomaaliya ayaa si balaadhan loogu soo dhoweeyay magaalada Qardho Iyo Nuxurka Qudbad uu ujeediyay Bulshada.
Qardho-(OWN)-Raysal Wasaaraha Dawladda Fadaraalka ah Ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa Si wayn Loogusoo Dhaweeyay Magaalada Qardho Ee Xarunta Gobolka Karkaar, Waa Markii ugu horaysay ee raysal-wasaare khayre Safar kutago deegaano Puntland Tan iyo intii uu noqday Raysal-wasaaraha Waxaana Lafilayaa In uu deegaano hor leh usii gudbo ujeeddadiisa ugu muhimsan ayaa lagu sheegay ka qayb galka Xuska Aas-aaskii Maamul Goboleedka Puntland Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Soo Dhawaynta Raysal-wasaaraha
https://www.youtube.com/watch?time_continue=3&v=mACDfm6qvbs