Dhegayso: Booliska Dalka Kenya oo Lagu Eedeeyay inay Sameeyaan Xadgubyo Joogto ah

Booliiska Dalka Kenya ayaa inta badan lagu eedeeyaa inay adeegsadaan awood xad-dhaaf ah oo sharciga ka baxsan marka ay Fulinayaan howlgaladooda.

Warbixin cusub oo la dabaabacay arbacadii shaley ayaa hay’ada xuquuqul Insaanka ee Human Rights Watch ay ku sheegtay in booliisku uu ku lug leeyahay dilalka ugu yaraan 21 qof, laga soo bilaabo bishii August ee sanadkii hore ee 2018.

Dadka la dilay ayaa waxaa ku jira laba qof oo ka soo jeeda xaafadaha Isku raranta ah.ee Magaaalada Nairobi

Warkaas oo Faahfaahsan Halkan Hoose ka Dhageyso.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker