Xisbiyada Mucaaradka oo Ku Jira Diyaar Garowgoodi u Dambeeyaay

Xisibiyada Mucaaradka Somaliland ayaa Soo Bandhigay Boodhaadh ay ku Xardhan yihiin Qoraalo ay kaga soo Horjeeda Xukumadda uu hogaamiyo Madaxweyne Biixi waxana ku daabacan boodhadhkaa Halku dhagyo ay ka mid yihiin Kaligii talisnimo maya, 13 Novembar Doorasho maya mudo koradhis .

waxana muuqata inay si weeyn ugu diyaar garoobeen Xisbiyada mucaaradka Somaliland Dibadbaxooga.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker