Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Xadhiga Gudoomiyaha Astaan Cable TV Oo In Muddo Ah Ku Xidhan Magaalada Hargaysa

Xisbiga WADDANI, Barkhad Jaamac Batuun oo warbaahinta la hadlay maanta ayaa sheegay inay tuhun weyn ka qabo in jidh dil loo geystay Mulkilihii Astaan Cable.

Dhanka kale waxa uu afhayeenku  Hay’adaha xuquuqal aadamaha dunidana ugu baaqay in baadhis madax bannaan lagu sameeyo xaalada u ku jiro Mulkilihii Astaan Cable.

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker