Somaliland Oo Ku Keliyaysatay Shirkii Nairobi iyo Soomaaliya Oo Iska Diiday
Sida ay baahisay Xarunta Centre for Humanitarian Dialogueโs (HD) isla markaana uu qaar kamid warbaahinta Somaliland u xaqiijiyey Wakiilka Somaliland ee Dalka Kenya Mr, Baashe Cumar, waxa maanta 25 June 2019ย lagu waday in magaalada Nairobi ee Dalka Kenya uu ka dhaco kulan logu
yeedhay kulan dhexdhexdin iyo isku soo dhawaansho loogu raadinay wadahadaladii Somaliland iyo Somaliya ee istaagay.