Tacsi: Marxuum Mohamed Jama Noor (Blacky).
Inaalilaahi wa Inaalihi Raajucuun, manta oo ay taariikhdu tahay March 13th, 2019, waxa magaalada Nairobi ku geeriyooday, Marxuum Mohamed Jama Noor (Blacky).
Ilaahay Maxamed Naxariistii janotal ha siiyo, Fardowsana ha ku casumo, Eheladii uu ka tagayna Samir iyo Iiman ha ka siiyo.
Maxamed wuxuu ah dadkii markii umadan Reer Somaliland Dhibaatadu haysay, kala qaybgalyay halgankoodii Naftiisa iyo Maalkiisana Horey, isaga oo dadku u simanyahiin.
Maxamed wuxuu ahaa nin aad u qalbi wanaagsan, dadkana wada jecel wanaagana ka taliya.
Maxamed geeridiisu dalkan iyo Dadkanba waa Musiibo ku dhacaday, Illaahayna waxaan uga baryaynaa inuu Dambigiisa Dhaafo, Janatal Fardowsan ku casumoโฆ.Aamin
Wardi Basbaas