Somaliland oo ku Gacan-saydhay Qorshe ay ku hawlan yihiin Isbahaysiga Dalalka kulaala Xeebaha BADDA CAS
Hargeysa (OWN)- Xukuumadda Somaliland, ayaa ka soo horjeesatay Qorshe ay ku hawlan yihiin isbahaysi ay ku midoobeen dalalka kulaala Badda Cas , kuwaas oo isugu jira dalalka Mandaqadda Geeska Afrika iyo Khaliijka Carabta.
Xukuumadda Somaliland waxay sheegtay inay wali ku adkaysanayso mowqifkii ay hore uga gacan-saydhay siyaasadaha, barnaamijyada iyo dhaq-dhaqaaqyada ay wadaan dalalka xubnaha ka ah Isbaahaysiga Badda Cas ilaa iyo inta Somaliland ka maqan tahay layskana indho-tirayo kaalinteeda ku haboon ee ay ku dhex leedahay daneeyayaasha muhiim ah ee qorshahan.
SI AAD U AKHRISATO WARKAN OO FAAHFAAHSAN, GUJI SAWIRKA HOOSE