Tartanka Gool dhalinta ee Premiere League Xiiso Badan leh
Tartanka Gool dhalinta Horyaalka premeir League ayaa meel xiso leh maraya ka hor kulamada todobaadka 15-aad ee horyaalka premeir League.
Xiddiga kooxda Liverpool ee Mohamed Salah ayaa Hogaaminaya gool dhalinta isaga oo ilaa haatan dhaliyay 13 gool xilli ciyaareedkan.
Waxa ku xiga xiddigahaย Dominic Calvert-Lewin, Jamie Vardy Iyo Son Heung-Min kuwaas oo dhamaantood isku goolal ah.
Waxa ku Xigaย Xiddigaha Bruno Fernandes, Harry Kane, &ย Patrick Bamford kuwaas oo dhamaantood wada leh 9 gool.
Hadaba Halkan Hoose Kaga Bogo Gool dhalinta Premier League:
Ad byย Valueimpression
No. | Xiddiga | Kooxda | Xulka | Goolasha |
---|---|---|---|---|
1. | Mohamed Salah | Liverpool | Egypt | 13 |
2. | Dominic Calvert-Lewin | Everton | England | 11 |
3. | Jamie Vardy | Leicester | England | 11 |
4. | Son Heung-Min | Tottenham | South Korea | 11 |
5. | Bruno Fernandes | Manchester United | Portugal | 9 |
6. | Harry Kane | Tottenham | England | 9 |
7. | Patrick Bamford | Leeds | England | 9 |
8. | Callum Wilson | Newcastle | England | 8 |
9. | Wilfried Zaha | Crystal Palace | England | 7 |
10. | Danny Ings | Southampton | England | 6 |
11. | Ollie Watkins | Astonย Villa | England | 6 |
12. | Diogo Jota | Liverpool | Portugal | 5 |
13. | Jack Grealish | Aston Villa | England | 5 |
14. | Marcus Rashford | Manchester United | England | 5 |
15. | Roberto Firmino | Liverpool | Brazil | 5 |
16. | Sadio Manรฉ | Liverpool | Senegal | 5 |
17. | Tammy Abraham | Chelsea | England | 5 |
18. | Che Adams | Southampton | England | 4 |
19. | David McGoldrick | Sheffield United | England | 4 |
20. | James Ward-Prowse | Southampton | England | 4 |
21. | Jarrod Bowen | West Ham | England | 4 |
22. | Pedro Neto | Wolverhampton | Portugal | 4 |
23. | Raheem Sterling | Manchester City | England | 4 |
24. | Riyad Mahrez | Manchester City | Algeria | 4 |
25. | Timo Werner |