FADEEXAD DUL-HOGANAYSA TALIYAHA QAYBTA BORAMA & SARAAKIISHA KU XIGA ISAGA OO LAALUUSH KA QAATEY ,DHALINYARO LOO SOO XIDHXIDHAY DEMBI AY KA GALEEN QARANKA JSL.DR BULXAN BERBERAWI

DHALINYARO LOO XIDHXIDHAY KHAMRI IYO RABSHADO IYAGA OO FARAHA KULA JIRA OO TALIYAHA QAYBTA BOLISKA BORAMA &  SARAAKIISHIISU AY LACAG KU BEDASHEEN SIIDEYTOODA!!!

Borama,xuskii 18may 2019 ee laga xusey  magaalooyinka somaliland ayaa saamayn xoogan laga dareemaayey inay borama shacabkeedu Aad ugu soo banaan baxeen soo dhaweynta 18 may taasi oo guul u soo hoysay gobolka Awdal gaar ahaan degmada borama. 

Hadaba,marka labarbar dhigo xusaskii sanadihii hore waxay dadka siyaasadaha indha indheeyaa sheegeen in xuska 18 may ee sanadkan ay ugu wanaagsanaayeen sadexmagaalo oo ay borama kamidtahay ama (No : one) kagajirto.

Laakiin shacabku waxay Aad u hadal hayaan fadeexada dul-hoganaysa taliyaha qaybta boliska borama & ku xigeenadiisa oo lacag ka qaatey dhalinyaro ku xidhnaa saldhiga dhexe ee magaalada borama.

Dhanka kale waxa lasheegayaa in gobol kasta laga xidhxidhay dad  rabsho wadayaala ah oo inta badan ay adeegsadaan siyaasiyiin dhabarku muuqdo, waxase wax lala yaaabo ah oo magaalada borama aadlooga hadalhayaa dhalinyaro lasoo xidhxidhay iyagoo sakhraansan gacanta kusitaan dambigii lagu hayey.

Waxaase nasiib daro ah taliyaha qaybta iyo saraakiil boliska katirsani iney xeer ilaalinta kudirqiyeen in lasiidaayo oo gebi ahaanba indhaha laga qarsado denbigii ay galeen ee loosooxidhay iyada oo ay ay bulshada reer borama la yaabanyihiin siideynta denbiilayaasha.

Bulshada borama waxay ka dhul sugaysaa go’aanka uu  kaqaato taliye fadan arintaa foolxumada leh ee soo  shaacbaxday in lacag lakalaqaatay, isla markaana ay dhaawacday sumcadii iyo kalsoonidii shacabka  reer Boorama ay ku qabeen MAAMULKA ciidanka boliska degmada borama .

Hadaba waxaan soo baxaaya warar  sheegaaya in boliska degmada borama ayxeer ilaaliyaha ay  ku qasbeen inuu siidaayo dhalinyaradaa denbigu ku cadaa oo aaney eegin dambiga ay galeen madaama lacag ay qateen taasina waxay keentey in shacabka ku nool magaalada borama ay shiki weyn galiyaan MASUULIYIINTA BOLISKA EE DEGMADA.

Hadaba umada degan caasimada la baad dalka JSL ee borama waxay  inadha hooga ku eegayaan talaabada uu ka qaado arintaa ceebta ku ah qaranka JSL gaar Ahaan booliska uu madaxda ka yahay general fadal sidaasi daradeeed waxaa la eegi donaa talaabada uu ka qaato laaluush qaatayashaa xumaatada u soo jiidey boliska JSL.

Drbulxanberberawi@gmail.com

By Dr bulxan berberawi

Russia moscow

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker