Sawirka Asbuuca : Darood Dollar Ku Arka Gudoomiye Faysalow See Xaal Yahay ?!

Nimankii ka ham iyo dig lahaa Hargeysa siiba Gudoomiye Faysal Cali Waraabe iyakoo  ku tiirabaya in Darood gumaaday iyakuna gumaadayaan ayaa IGU SAWIR la galay Speaker Adan Barre Ducaale waar ragow duqu waa nin beelweynta ogadeen  ah oo Darood ah . Wafdiga waxa wata Sheekh cabdicasii Samaale

عبدالعزيز سماله مخه مخ جاموسه يخرب بيتك ده عبيد أوى  عبدالعزيز سماله مرة في اليمن كان راسة يوجعة بلع بندول ما لقىماء ………….راح تيمم

Macaali Wasiir Cabdicasiis Samaale ayuu madaxu xanuunay sida ay leeyihiin isagoo Yemen macalin ka ah biyo uu ku liqo Panadol ayuu waayey markaasuu intuu Panadol-shii afka ku riday gabogabeystay

Iminka arrinka HEEGO wuxuu marayaa duduub ku liq oo gabagabeyso.

Muwaadin ogow waxa la cunayaa waa canshuurtii  DANYARTA dadka waxa laga dhaadhiciyey Kenya ayaa diyaarad soo dirtay waa been diyaarada private ka ah lacagta canshuurta DANYARTA ayaa laga bixiyey ……….. Dadkan ay arkayaan booking agent ama dilaaliin bay leeyihiin lacag baa lagu arkaa sida Madaxweynihii hore ee Nigeria . MARNA DANYARTA DAROOD U CAAYA MARNA DAROOD DOLLAR KU ARKA ONLY IN SOMALILAND.

Halkan ka eeg Speaker Adan Barre Ducaale oo hadlaya afar  asbuuc wax ka yar ka hor .

 

 

Ahmed Jigga

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker