KARIS XUN IYANA WAX KU LA’A

Xukumada kulmiye waxaan ay  wadwado baryahan danbe  haadii ay raciso ficil in ay dorasho u qabto kulmiye Iyo ucid.

Maxaay ka fileysa xisbiga waddani oo tirada tageraysha dadka Ku nool Somaliland haysta 42% in ka badan?
Tirada kalabadh dadka S/land Ku nool  ma waxay  ahaanayn bila dowlad?
Mise  xoog aya lagu qabsanaya? Mise dalka laga mustafirinaya?

Xisbiga Waddani ma wuxu Sameyn doona talabooyinkan hoose maxaa se laga filan kara?

A• Ma inu dawan doono?
B• Ma inu sacab Iyo muzhxarad utumo?
C• Ma inu Shirweeyne ayo ka tashi uu u qabto beelaha Somaliland wada dega oo lagu so dhiso dowlad kumeel gadha Iyo axdi qaramed Ku meel gadha?
D• Ma inu gudi doorasho sameeysto, ka dibna qabsado sadex doorasho is xanbaarsan oo kala ah
√ madaxweyne Iyo madaxweyne kuxigen
√ Gola wakilada Iyo golaha deganka oo is xanbaarsan ?

Aragtideyda waxay Somaliland cagta saartey dhabadi ugu xumeyd, waliba dadka siyasad ka faaloda waxay odorosen in Jamhuriyada S/land Ku so fooleday surto galnimada dowlado badan in lagag dhawaqo gudaheda oo gobol gobol  ah am degmo degmo ah.
Ilahayow naga hay!

Sikastaba ha ahaate bal waxa aynu eegi sida ay wax u socdan Iyo halka ay ka so cabto, hadan ilahay uu bixin cid.

Hadaba akhristow adiga maxaay kula tahay?

Ugu danbeynti waxan idinku dhafaya tixdan.

• Rag waxaan kumaamuli aqaan ama Ku                     maamuusi.
• Mase inaanu nahay oo tolnimo meerto no tahay.
• Masalaha ninkaan ii dhigeyn midig ma saarayo.
• Ninkii Aniga iga maarmi kara uma miiraad yeesho.

Qalinkii: Khadar Kariye Cune

kaariyecune@gmail.com

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker