Magaalada Hargaysa oo lagu xidhay wiil dhaliili jiray maareeyaha Haayada Madaarada Somaliland

Magaalada Hargaysa waxa lagu xidhay wiil dhalin yaro ah oo Facebook-ga wax ku qora oo lagu magacaabo Maxamed Bedel.

Maxamed Bedel ayaa bartiisa Facebook ku dhaliili jiray maareeyaha Haayada Madaarada Somaliland

“Omer Zayid waa dulin galay madaaradii dalka” waa mid kamida qoraaladii uu maxamed Bedel ka qoray maareeyaha Madaarada.

Ilaa Hadda eheladiisu waxay baadi goobayaan goobta uu ku xidhan yahay wiilkan.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker