Afar shaqsi oo sitay dhalashada Kanada baa soo booqday Somaliland
Somaliland: Afar shaqsi oo sitay dhalashada Kanada baa soo booqday Somaliland. Laba waxay qadariyeen dhaqanka iyo sharciga dalka, oo xitaa way ku aqal galeen, oo aroos wacan ka dhigteen Hargeysa..Laba lamaane, oo ku aqal galay Hargeysa..
Labadda kale ee shalay ka caytamayey Toronto, falalkay ku kaceen ee loo xidhay, waa la wada ogyahay. Bal akhristow, is bar-bar dhig.


Axmed Kheyre.