Dowladda Qatar oo gaashaanka ku dhufatay Warbixintii lagu daabacay Wargeyska The New York Times ee lagu muujiyey inay ku lug leedahay Qaraxyadda ka dhaca Soomaaliya,

Doha (OWN) –Dowladda Qatar waxay gaashaanka ku dhufatay Warbixintii shalay lagu soo daabacay Wargeyska The New York Times ee lagu muujiyey inay ku lug leedahay Qaraxyadda ka dhaca Soomaaliya, isla markaana ay taageero siiyaan Kooxaha Islaamiyiinta.

Warbixinta wargeyska waxaa lagu soo bandhigay Cod laga duubay Danjiraha Qatar u jooga Somalia iyo Ganacsade, iyagoo ka wada hadlaya Qarax Bosaaso ka dhacay bishii May ee sannadkan, oo ay Kooxda Daacish sheegatay mas’uuliyadiisa.

Hadal ka soo baxay Xafiiska Isgaarsiinta ee Dowladda Qatar ayaa lagu sheegay in Siyaasadda Dibedda ee Qatar had iyo jeer ku dhisan tahay in la abuuro Deganaansho iyo Barwaaqo, isla markaana aysan marnaba faragelinin Arrimaha Daakhiliga ee dalalka madaxa bannaan.

Qoraalka waxaa kaloo lagu sheegay in qof kasta oo arrimahaasi ku kaca uusan matalin Karin Dowladda Qatar.

 

Somali gudaheeda, Imaaraadka inay leedahay Siyaasad Dibedeed oo ay ku doonayaan inay ku maamulaan Somalia, iyagoo ku bedelanaya Taageero Maaliyadeed” ayaa lagu yiri qoraalka ka soo baxay Dowladda Qataar.

Dhinaca k

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker