Maxaad kala socota Hogaamintii dheerayd ee Ex Madaxwayne Cumar Hassan Albashiiir

Hargeysa(OWN):-Madaxweynaha Suudaan Cumar Xasan Al-Bashiir ayay xilka ka degay, islamarkaana Ciidanka Milatariga Suudaan ay la wareegeen Awoodda dalka ayna doonayaan in ay dejiyaan dadka Shacabka.

sida ay ku warameen wakaaladaha wararka ee AP iyo Reuters Shirkii deg degaa ee ay yeesheen hogaanka ciidanka milatarigu ayaa lagu shaaciyay in General Ahmen Awad Ibn Auf si rasmi ah uu ula wareegay Hoggaaminta tallada Laamaha Ammaanka dalka Suudaan, islamarkaana uu sii noqon doono Hoggaamiyaha dalka.

Madaxweyne Al-Bashiir wali ma hadlin, waxaa la aamisan yahay in uu yahay xabsi guri,islamarkaana la xidhay raggii ka agdhawaa ee ahaa saraakiisha Ciidanka .

Waxyaabaha lagu xasuusan doono Al-Bashiir oo kooban:

Ciidadama Masar ayuu kala qayb galay dagaalkii Arabta iy Israel u dhaxeeyay 1973.

Awooda xukunka Sudan wuxuu la wareegay 1989 asigoo garab ka helaayo Koox Islaami ah oo uu hogaamiye u ahaa.

Waa masuulka ugu darajada sareeyay ee maxkamada dambiyada dagaalka ICC 2009 soo eedeyso balse wuu beeniyay inuu dambiyo dagaal ka geestay gobolka Darfur.

Oodweynenews

OFFICE Hargaysa

by Suxufi Sinyoore

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker