Waraysi: Dr Gaboose Iyo Arimaha Uu Kaga Xog Waramay.

Dr Maxamed Cabdi Gaboose oo kamid ah Dhakhaatiirta reer somaliland ee Mudada dheer ku jiray Siyaasada Somaliland xilal kala duwan kasoo Qabtay xukuumadihii somaliland soo maray ilaa dawladii milatariga Ahayd ee siyaad Bare ayaa lala yeeshay waraysi dhinacyo badan Taabanaya oo uu kaga xog waramay marxaladihii kala duwanaa Ee uu soomaray

Sidoo kale Dr Gaboose ayaa ka xog waramay marxaladaha siyaasadeed ee somaliland iyo duruufaha ku gadaaman.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker