12 dariiqood sidaad ugu soo jiidan lahayd dadka figradahaaga

QORE MOHAMED BASHIIR HASSAN (AYMAN)

1: Ha murmin,ogow in jidka ugu fiican ee aad ku kasbi karto muraanka yahay inaad ka dheeraato.
2:Umuuji xurmo ra’yiga qofka kale haku dhihin qofna waad gafsantahay
3:Haddaad gafsantahay garowso gefkaaga
4: Ku isticmaal hadal macaan iyo dabeecad wanaagsan iska jir cadhada iyo isqaadqaadka .
5:Weydii su’aalo lugu jawaabi karo (haa).
6:Udhaaf qofkale sheekada hawadee.
7:Qofka kale hamoodo infikraddu tiisa tahay.
8:Isku day si daacad ah inaad ka eegtid arrinka dhinaca qofka kale ka arkaayo
9:Tixgali fikradaha qofka kale una muuji cadfigaaga doonistaada.
10:Ku isticmaal dabeecaddaha wanaagsan sida:sharafta,raggannimada,geesinnimada,i.w.m.
11:Umatal fikradahaaga sida riwaayahada oo kale.
12:Gaarsii arrinka meel aan laga noqon kirayn.
[by: dale karnege] Halhaystaydu waa:
Ka tallaabso seeraha, dhanka libinta soo aad
QORE:Mohamed basher Hassan(AYMAN)
Tell:063-6483645/065-9345261
Email:mobashiir23@gmail.com

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker