Sideebayna Covid 19Ka Uga Gaashaman Karnaa.
Cudurka dilaaga”ee aduunyadii wareeriyay,ee abuuray walbaarka kaasi oo kaga wada ย qaylisiiyay wacdarana u dhigay aduun weynihii dabadeedna biday wareer iyo jahwareer ee guda galsiiyay ย xakamayntiisa ย walise wax daawa ah way u waayeen.
Wuxuu kasoo bilaabmay wadanka shiinaha kaa oo sida dabaysha aduunkoo dhan u wareegay.
Wuxuu gaadhay maraykanka dabadeedna wuxuu ย ku waabariistay yurub isaga oo ka burburiyay waaxyihii dhaqaalaha markii danbana si isku mida u wada maansheeyay kaa oo wiiqay.
Dabadeedna wuxuu usoo waydaartay afrika isaga oo atakaya oo weerar ku qaadaya waxyaha jidhka bini aadamka .waxa haddaba ย inala gudboon in aynu fariimaha iyo wacdiga wasaaradaha caafimaadka si wacan u dhugano soomaaliduna iska dhaafto wax kastoo u keenaya dhib iyo dhaga adayga aan faa’idada u lahayn.
Hamse riiraash