Maxay ahayd warqaddii ka koobnayd 67-da kalmadood ee bilowday colaadda ilaa hadda ka taagan Bariga Dhexe?

Warqadan ka koobnayd 67-da kalmadood ayaa ahayd tii bilowday colaadda ilaa hadda ka taagan bariga dhexe taas oo xal loo la’ yahay.

Boqol iyo lixdan sano ayaa ka soo wareegtay bayaankii Balfour kaas oo jidka u jeexay dhalashadii Israa’iil, baddalayna taariikhda bariga dhexe.

Dagaalka ka socda Qasa ee u dhaxeeya Israa’iil iyo Xamaas ayey ku dhinteen ilaa 1400 oo Israa’iiliyiina iyo 9000 wax ka badan oo Falastiiniyiin ah taas oo ka mid ah colaada uu heshiiskaasi asaaskeeda leeyahay.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker