Haweeneydii ka codaysay Falastiin oo xil sare ka qabatay maxkamadda ICJ

Garsooraha u dhalatay Uganda, Julia Sebutinde ayaa loo doortay in ay noqoto madaxweyne ku xigeenka Maxkamadda Danbiyada Caalamiga ah ee ICJ ee fadhigeedu yahay Hague.

Garsoorahaan ayaa dunida oo dhan hadal hayn ka dhalisay kadib markii ay ka codeysay falastiin kiiskii ay maxkamadda Caalamiga ah keenta Koonfur Afrikaa

Waxay noqotay garsoorihii kaliya ee 17 ka garsoore ee maxkamadda ee u codeeyay Israa’iil.

Xilligaas ayaa dawladda Uganda shaacisay in go’aanka ay qaadatay Julia uusan ahayn mid ay ku matasho dalkooda.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker