Dhisida Dekada Maydh
Marka hore waxaan salaamaya dad weynah reer Somaliland meel kasta ay joogaan , salaan ka dib waxaan qalinka maanta u so qaatay in aan ka hadalo dhisida dekada Maydh iyo istiraatjiyada fog ay leedahay , gobolada bariga somaliland waxay u baahan yihiin dekad ay wax kala so degaan sidaa awgeed jamhuriyada somaliland waa in ay ku eekaan oo kaliya dekada berbera oo dhisaan dekadah bariga. Waxaan akhriyey maqaal somalia ay dabada ka wado oo ah in dekada lugahayo kaga dhow dahay dekada berberaย diridhabe ma xumo in dekadah somaliland oo dhan la dhiso Lkn waa in madax banaanida Somaliland ay muqdas tahay .
awale burco
cawaale_83@hotmail.com