COLLDOON maxeey kaga mashquulsan tahey, waar dalka iyod daka wax u qabta, waa idinku ceeb inaad dadka iska xidhaan wale,by fuaad qawdhan london

dowllad ka  qawaan  garrashada  kana  madhan garshada, waa somaliland.

Waxaan aad u cabeeranayaa xadhiga loo geestey( WARRIYE COLLDOON) iyo dadka masaakiinta ah ee xadhigoodu buux dhaafiyeey, jeelashada somaliland.

Waar waxaani   maha maa muul waa siyasaad guracan oo khaldan,  manna ah, inaad dadka iska xidhaan. walaahi i feeling shame of you waleee.

Waar waxaan aadw addaan waa been iyo khiyaali manaha siayasaadu siyaasadu sidaa, siayaasdu waxey tahey?. siyasaadu waa inaad hum,er iyo barwaaqo u hoogaamise dadkaaga, noqtana dowllad aay dadkeedu jaceyl yiihiin, , dowlllada dadkeeda jaceyli waa dowlada la saaxibta dhamaan bulshada aay xukunto.

Laakin waxaan aad wadaan, walaahi waa ceeb, cooldoon iyo dadbadan oo somalilana oo dulmi lagu xidhey baa jirra , waaxaa iyana jira  in waa dad maskiina oo somaliland ahi   wagi baryaba aay kudhacdo dulmi baahsan, taas oo aay hormuud ka tahey maxakada somaliladn oo ah mid tuuga.

, waar hadaad waxaan jooji weydaan oo dadka maskiinta faraha kalla baxi weydaan, walaaahi nin walba oo somaliland ah oo dowlada u sheeqaya gurigiisaa lagu daliya, sityaad bare maxaan ka faaiidney markuu taagtey?

WAXAA QORREY FUAAD MAXAMED QAWDHAN ARIMAHA BULSHADA LONDON
mr_qawdhan@hotmail.co.uk
facebook; fuaad qawdhan
00447383135563

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker