Fariin caafimaad Fayo dhowrka sharaabka

sharaabka dalka oo ka tayo wanaag san

Sharaabku waa caabitaan aynu u baahanahay waqti kasta sharaabku waqtiyadii hore waxa uu inooga iman jiray dalalka dibada halka manta ay maalgashadeen company Somaliland u dhashay oo ka hir galiyey dalka warshado waxsoosaarka sharaabka sida warshashada zamzam food industry iyo ilo tango spi trading co iyagoo kor qaaday dhaqaalihii dalka dibada uga bixi jiray iyo shaqo abuur
Sharaabka iyo xaaladiisa fayadhowr xiliga bisha barakaysan ee rabadaan sharaabka dibada ka yimaada iyo xaaladiisa fayadhowr iyo shuurudaha caafimaad ee looga baahan yahay maadama sharaabka aad aynu u isticmaalo bisha rabadaan
Shaaabka dibada laga keeno oo runtii mushkalado nadan u soo wajaho sida burbur conteners lagu soo qaadayo oo aan lahayn qaboojiyo ku ilaalinta waqtiga keydinta dajinta xaaladkisa fayadhowr ee looga baahan yahay in lagu ilaaliyo iyado sidoo kale sharaabka oo taarikhdiisa isticmaal ay dhowdahay la soo galiyo gobolada dalka ha noqdo mid ku raaga goobaha dekedaha dalka
Waxaad arkaysaa marka ay taarikhdiisa ay ka hadhay 6 bilood iyadoo lagu xaraashay goob suuqa dhexdiisa oo bacadyaal ah taasi waa nidaam khilaafsan sharciga fayodhowrka ee aalinta dhowrida cuntooyinka iyo cabida
Sharaabku waxa uu had iyo goor u baahan yahay in lagu ilaaliyo xaalad cimilo degan kulalka badan ee sharabku soo maro waxay ku keenaysa sida dhadhanka sharaabka oo is badala weelka sharabku ku jiro oo foc ku yimaado etc waxa loo bahan yahay sidoo kale in cadayntisa warqada caafimad ee sharaabku marka uu kasoo dagayo dakada dalka uu saxsanyahay
Sidoo kale waa in la soo mariya goobaha baadhista dekadaha dalka marka uu soo dagayo

Sharaabka warshadaha dalka iyo xaaladisa fayadhowr

Sharabka ay soo saaran warshadaha wax soosar ee dalka runti kuma arkaysid waxyaabo isbadal ah taasay sabab u tahay isagoon soo marin wado socdaal oo dheer aynan soo wajahin ku ilaalin la an shuruucda looga bahan yahay fayadhowrka sharaabka sharabkan warshadaha dalka oo ay dalka ka hir galiyeen ganacsato muwaadinin ah markay eegen dhaqaalaha badan ee dalka dibada uga baxaya
Markay eegen xaalada dhibta cimilaayinka badan ee uu soo wajahayo sharaabka dibada waxay door bideen in ay dalka ka hirgaliyan warshado waxsoosar sharaab

Warshada zamzan food industry
Warshada sharabka ilo tango
Warshada sharaabka ee spi

Fariin caafinad halkan waxan ugu dirayaa in aan ku xuso heerkisa nadaafadeed macmacan laha maka al mukarama
Nasiiba 1 nasiiba 2 oo runtii muujiyey dadal fayadhowr iyo bilic

WQ: Dr Buux Ibraahin Aadan
Fayo-dhawre madax bannaan
buux02010@gmail.com

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker