Daawo: Falanqaynta Ciyaarahii ugu Dambeeyay , + Lionel Messi oo Qaatay Kaadhka Digniinta ah
Kabtanka kooxda Barcelona, Lionel Messi ayaa kaadh Digniin ah qaatay kulankii ay Xalay kooxdiisu barbarraha 1-1 ah kula gashay Kooxda Napoli oo ay ugu Tageen Garoonka San Paulo ee Naples.
Napoli ayaa Daqiiqaddii 30aad goolka la hor martay, waxaana u dhaliyey Mertens oo inyar kaddibna dhaawac ku baxay markii uu khalad xun ku galay Sergio Busquets bilowga qaybtii dambe, hase yeeshee kubbad uu kasoo shaqeeyey Nelson Semedo ayuu lugta u saaray Antoine Griemann daqiiqaddii 57aad, waxaanay labada kooxood sidaa ku wadaageen natiijada kulanka oo barbarro ahayd.
Falanqaynta Ciyaarahii ugu Dambeeyay oo Dhamaystiran Halkan Hoose ka Daawo: