Daawo: Taariikha Taliyaha Cusub ee Police-ka JSL Sareeye Guutto Maxamed Aadan Saqadhi ( Daba-gale )

Inkastoo ilaa imika Aanaan hayn Warqad Tikreeto ah oo si Rasmi ah uga Soo baxday Qasriga Madaxtooyada Somaliland oo Lagu Cadaynayo in Taliye Dabagale Loo magacaabay Xilka Taliyaha Guud ee Ciidamada Police-ka Somaliland , hadana warkan waa war laysku hallayn karo .

 

Madaxwayne Muuse Biixi oo Taliye Maxamed Aadan Saqadhi Dabagale U magacaabay inuu Noqdo Taliyaha Guud ee Ciidamada  Booliska JSL …Sareeye Guuto Maxamed Aadan Saqadhi (Dabagale) ayaa Buuxinaya AHN Booskii uu Baneeyay SarreeYE Guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan oo Maalmihii ina Dhaafay ku Geeriyooday Magaalada Hargaysa Muddo 8 Sanadood ahna ahaa Taliyaha Guud ee Ciidama Booliska ee Jamhuuriyadda Somaliland .

 

Hadaba Taariikhda Taliyaha Cusub ee Police-ka Somaliland oo kooban halkan hoose ka daawo

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker