Madaxweyne Muuse Biixi Oo La Kulmay Ra’iisal Wasaarihii hore ee Kenya Raila Odinga.

Weftigii uu hogaaminayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Muuse Biixi Cabdi  ayaa waxa kulan booqasho ah ugu yimi Hotelka Uu ka degan yahay Magaalo madaxda dalka Kenya ee Nairobi, Ra’iisal wasaarihii hore ee Dalkaasi, Ahna Ergayga gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Horumarinta Kaabayaasha Dhaqaalaha, Mudane Raila Odinga.

Image may contain: one or more people, people sitting and indoor

Image may contain: one or more people, people sitting, living room, shoes and indoor

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker