LABA KATIINADOOD
LABA KATIINADOOD
Keene iyo kordhiye.
Keene. Waaryaa kordhiye saaxiib waxaan ku wey diiyay
Beryahan maad hadlin adduunkii oo dhamina isku dhabaq
Dawladaa wixii tijaari haddaanay sheer la noqon hantidooda
La wareegaya bal ii waran .
Keene.saaxiib waa sidaa aad sheegtay waxaan uaamusay waxaynu
Ku dhex jirraa laba KATIINADOODΒ Β aanay midina damiir lahayn
Iyo dad nimo toona .
Waxa layidhi jabuuti ayaa gudaha S/LAAN kugu xidhaysa intay
waxaaga boobto inta aad S/LAAN la tagtayna way kaaga
Daba imanaysaa oo iyadaa xukuntaΒ Β S/LAAN
Waxa kaloo la yidhi waxaynu noqonay maamul goboleed
Jabuuti ka tirsan
Markaa anigu saaxiib nin weynbaan ahoo ma xamilayo jiidjiid
Ee waan iska aamusayaa INTA WAX LAYSKA CELINAYO
Guuleed liibaan
snm1710@livecom