“Dawladii Axmed Siilaanyo Dumar Baa Ka Taliyaa La Odhan Jiraye, Hadaba Tan Muuse Biixi ayay Caruuri Caadi Uga Talisaa” Abwaan Daaha Gaas
“Dawladii Axmed Siilaanyo Dumar Baa Ka Taliyaa La Odhan Jiraye, Hadaba Tan Muuse Biixi ayay Caruuri Caadi Uga Talisaa” Abwaan Daaha Gaas oo ka mid ah Abwaanada Reer Burco ayaa laga joojiyey bandhig suugaaneed uu shalay ku qaban lahaa Dugsiga Sh Ibrahim ee magaalada Burco ayaa isagoo arintaas ka hadalaya hoosta ka daawo