Fadeexado dul-hoganaya Hantidhawrka Guud ee Somaliland oo isaga laftiisu u baahan in Baadhis iyo odhit la geliyo iyo sababta

Waxaa jira lacagayow ama lacag  ka baxda Sub-headka ama madax-xisaabeedka ku suntan Barmaamijyada hawl socod siinta oo loogu talagalay in shaqaalaha Hanti-dhawrka lacagaha Gunnooyinka loogu kordhiyo,Ha yeeshee lacagtaa oo lagu daray sanadkii hore 2018kii Miisaaniyada Xafiiska Hantidhawrka Guud Ayaaney habayaraatee shaqaalahu helin,Lamana oga meelay ku baxday & Siday uga baxday Miisaniyada Xafiiskaba.lacagtan ayaa waxay dhan tahay 6,000,000,000 (Lix Bilyan) Somaliland Shilling.

 

 

Ku darsoo Mar kale ayaa  sanadkan 2019-ka waxaa hadana lagu daray miisaaniyada xafiiska Hantidhawrka Lacagtaa Lixda bilayna Balse ilaa hadda Shaqaaluhu Xog kama hayaan siduu u sitcimaalo Hantidhawraha Guud,Sida loo cuno & Cida la cuntay Midkoodna

 

Jaantuuska Miisaniyada Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Somaliland oo ay ka muuqato Lacagtaa Tuhunka badan Saaran yahay.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker