Garyaqaan Guuleed Dafac Oo Dacwad Ka Gudbiyey Sheekh Cabdiraxmaan Dheere
Garyaqaan Guuleed Dafac ayaa maanta xeer-ilaalinta somaliland u gudbiyey dacwad ka dhan ah Sheekh Cabdiraxmaan Dheereย oo maalintii shalay e ahayd khudbadii salaadii jimce ka jeediyey masaajid ku yaala magaalada hargeysa uu bulshada ugu baaqay in wax laga qabtay Garyaqaan Guuleed Dafac. Garyaqaan Guuleed Dafac Oo Xeer Ilaalinta U Gudbiyey Dacwada Ka Dhan Ah Sheekh Cabdiraxmaan Dheere.